Shw'mae

Siarad Cymraeg? Visit the Welsh site.

Dewch i mewn

Young Queens, Hayaat Women Trust and Al Naeem present

Faadi

The Living Room

Wales Millennium Centre

From 3 April 2023

Young Queens, Hayaat Women Trust and Al Naeem present

Faadi

The Living Room

From 3 April 2023

Wales Millennium Centre

Faadi/Y Stafell Fyw/The Living Room is an intergenerational photography and fashion project sharing intimate family settings within Somali Welsh homes.

There is an emphasis on celebration, with images of young local models in bridal wear and community members modelling cultural clothing such as Hidayah Dhaqan and Dirac, as well as images of brotherhood, soft masculinity and the traditional dance of Ciyaar Somali.

Around 40–50 community members participated in this shoot, either as models and dancers or by providing materials and traditional clothing. This is the first intergenerational project which showcases the Welsh Somali experience by emphasising the young women in the community. The revival of traditional dance Ciyaar Somali in the past year has been an excellent opportunity for younger community members to connect with their cultural heritage, and as it is a wedding and celebratory dance, we wanted to archive this very important moment for the Welsh Somali community in Cardiff.

Through the collaboration with Asma Elmi from Al Naeem, there was an emphasis on ensuring the images were framed as ‘high fashion’ and that they were of a high editorial standard, elevating the intimacy of cultural customs within the community with a framing that was celebratory and elegant.

This project is a collaboration between Asma Elmi, founder and creative director of Al Naeem, a magazine centering Black and Muslim fashion, photography and art; and Young Queens, an arts group for young Welsh Somali women from Cardiff, founded by Hayaat Women Trust with funding support from the Heritage Lottery Fund.

Somali

Young Queens, Hayaat Women Trust iyo  Al Naeem waxay soo bandhigayaan:

Faadi

Y Stafell Fyw

The Living Room

Waa Kuwee?

Mashruucan waa iskaashi ka dhexeeya Asma Elmi, aasaasaha iyo agaasimiha hal abuurka ee Al Naem, ee ah joornaal/magalad diirada saarta moodada, sawirraada iyo farshaxanka Dadka Madow iyo Muslimiinta; iyo Young Queens, oo ah koox farshaxan oo loogu talagalay haweenka Soomaaliyeed ee Welsh ee da’da yar ee ku nool Cardiff, oo ay aasaastay Hayaat Women Trust, oo ay taageer maalgalin ka hesho Heritage Lottery Fund.

Waa Maxay?

Faadi/Y Stafell Fyw/The Living Room waa mashruuc moodada iyo sawirraada ee ah is-dhexgelka-jiilal-kala-duwan oo wadaagayo dejin qoyseed oo xirriir dhow leh gudaha guryaha Soomalida ee Welsh. Waxaa xooga la saarayaa dabaaldeg, oo ay la socdaan sawirrada moodalada/dadka-moodada-soo-bandhiga ee dhalinyarada maxalliga ah oo xiran dharka guurka iyo xubnaha bulshada oo soo bandhigayo dharka dhaqanka sida Hidaha Dhaqanka iyo Dirac, iyo sidoo kale sawirro walaaltinimo, raganimo dabacsan iyo qoob ka ciyaar dhaqameed oo Ciiyaar Somali ah.

Qiyaastii 40 ilaa 50 xubnood oo bulshada ka mid ah ayaa uga kaqaybqaatay soo bandhigan, si ah moodalado/dadka-moodada-soo-bandhiga, qoob ka ciyaarayaal ama dad bixiya alaabta iyo dharka dhaqanka. Kani waa mashruucii ugu horreeyay ee is-dhexgelka-jiilal-kala-duwan ee soo bandhigaya waayo-aragnimada iyo nolosha Soomaalida Welsh iiyadoo xooga iyo diirada la saarayo haweenka da'da yar ee bulshada. Soo nooleynta qoob-ka-ciyaarka dhaqameed ee ciyaar Soomaali ee sannadkii la soo dhaafay waxay ahayd fursad aad u wanaagsan oo ay xubnaha bulshada ee da’da sii yar ay ku xirmaan dhaxal dhaqameedkooda, iyo iyadoo ah qoob ka ciyaar aroos, iyo dabaaldeg, waxaan ku fikirnay inay muhiim tahay in loo keydiyo wakhtigaa aadka muhiimka u ah bulshada Soomaalida ee Welsh ee ku nool gudaha Cardiff.

Iyada oo loo marayo la-wada-kaashiga Asma Elmi ee Al Naeem, waxaa xooga la saarayey hubinta ah in sawirrada loo muujiyo si ah  “moodo heer sare ah (high fashion)” iyo in ay ahaadaan heer tifaftir sare leh, iyadoo kor loo qaadayo xirriirka dhow ee caadooyinka dhaqanka gudaha bulshada iyadoo la muujinayo in ay taasi ahayd wax dabaaldag ah iyo xarrago leh.

Open daily in Ffwrnais and Glanfa. Check our opening times.

Presented at

Wales Millennium Centre